Guddoomiyaha Ururka ONLF oo muddo fog ka dib cagaha dhigay Magaalada jigjiga

Guddoomiyaha Ururka ONLF Maxamed Cumar Cismaan oo muddo fog ka dib shalay ku laabtay dalka Itoobiya ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida. Wafdigan oo ka soo ambabaxay magaalada Addis Ababa ayaa waxaa si weyn u soo dhoweeyey boqolaal ruux oo ka mid ah  dadka ku nool magaalada Jigjiga kuwaasoo calanka ONLF … Continue reading Guddoomiyaha Ururka ONLF oo muddo fog ka dib cagaha dhigay Magaalada jigjiga